Ereygan wuxuu leeyahay 3 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
tartan1
Magac lab
1
Baratan.
2
T.ka suugaanta; t.ka gabayada.
Wadarta Magacan
-ammo/-anno, m.dh
tartan2
Magac lab
Baayoloji
Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo noole, tiro dad ama jinsiyo, kuwaas oo wadaaga ilo degaameed. Marka ilaha wax laga helayaa yaraadaan. Tartanku waa quwad muhiim ah marka laga hadlayo tadawurka. tartamaan
Tusaale
“Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu tartamaan ilayska qorraxda”