Qaamuusle LogoQaamuusle

xargag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xargag1
Magac lab
1
Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda.
2
Wax caato darteed, la engega, isku soohma.
3
Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.
xargag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag², xarkag².
Is-rogga falkan

-gay, -gtay