Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido.
2
Xabsi.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Xarig-ga)
1. Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho ama la isku sooho ama la isku tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido.