toogo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
toogo1
Magac dheddigMuraad, qasad, hadaf, tooggo. 2. Kol; mar. ld tooggo.
toogo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad1
Nafley rasaas ku ridid.
2
Wax liishaamid.
Is-rogga falkan
-gtay, -gatay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gtay, -gatay