wadar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wadar1
Magac dheddigTiro ama in mid ka badan.
Tusaale
“W. iyo waaxid”
wadar2
Magac dheddigXisaabJawaabta la helo marka laba ama dhawr tiro ama xaddi la isugeeyo.
wadar3
Magac dheddigNaxweLidka ereyga kelid ah.
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay