Qaamuusle LogoQaamuusle

waraar

Magac lab
1
Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado.
2
Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq.
3
Buur gollaheeda; jeex.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh