wiiqan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wiiqan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la wiiqay noqosho.
Is-rogga falkan
-qmay, -qantay; -qmi
wiiqan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la wiiqay ahaansho.
Is-rogga falkan
-qnaa, -qnayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-qmay, -qantay; -qmi
-qnaa, -qnayd