Qaamuusle LogoQaamuusle

xaajootan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xaajootan1
Magac lab
Arrin ka doodid.
xaajootan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
La x.: cid arrin kala garramid.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami