Qaamuusle LogoQaamuusle

xaddi leeb

Magac lab
Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay- naanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xad-di leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.
Wadarta Magacan

-iyo ..., m.l