xagal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xagal1
Magac dheddig1
Lowga laabatadiisa dibadda u jeedda oo kolka la fariisto ama lugta la laabo, isku laabanta.
2
Labo xarriiqood oo toostoosan oo meel isugu yimaada iyo qaabka ay u yeelaan korka ama meesha u dhexaysa.
Wadarta Magacan
-glo, m.l/-llo, m.dh
xagal2
Magac dheddigXisaabSaxan ka samayma ratibaadda laba xarriigood (dhinacyo ama gacmo) oo ku kulma bar lagu magacaabo geeska xagasha. Halbeegga waa darajo ama gacansin.
Wadarta Magacan
-glo, m.l/-llo, m.dh