Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xagjir
Magac lab khabar
1
Neef irmaan oo aan gayax (sidig) ahayn (geel ama lo').
2
X. ah: fallaar keligeed la gano oo aan laake ahayn.
3
X. ah: qof aan dhexdhexaad ahayn.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xag
Magac lab
2: xagaa
Magac lab
3: xagaabbax
Magac lab
4: xagaaf
Magac lab
5: xagaafayn
Magac faleed dheddig
6: xagaafe
Magac lab
7: xagaafee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: xagaafi
Fal magudbe, isrogrogga 2aad