Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xalleefato
Magac dheddig
Qalab ka kooban ul iyo bir godan oo labada dhanba af ku leh oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xal
Magac lab
2: xalaal
Magac dheddig
3: xalaalayn
Magac faleed dheddig
4: xalaalays
Magac lab
5: xalaalaysad
Magac lab
6: xalaalaysasho
Magac faleed dheddig
7: xalaalayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: xalaalee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad