Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob.
2
Qurux; wanaag.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Xarraga-da)
1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyey ama loo tolay; mardaaddi; xashaash; shoob.