xoon
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xoon1
Magac lab1
Laxle.
2
Koox.
xoon2
Magac lab ururCilmiga-naflaydSooloji ahaan, koox xaya- waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur- ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.
xoon3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; shamuumid; heemasho.
Is-rogga falkan
-oomay, -oontay; -oomi