Qaamuusle LogoQaamuusle

yabooh

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

yabooh1
Magac lab
1
Dadka cayrta ah, baryada ay wax ku weyddiistaan; waxa kolkay yabooh-sadaan la siiyo.
2
la midka ah (ld):
yaboohid
yabooh2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ka y.: baadi meel shir ah ka naadin.
2
U y.: cid, cid kale taageero u weyddiin.
Is-rogga falkan

-hay, -hday