Qaamuusle LogoQaamuusle

baaci

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Wax baac ku cabbirid.
2
(f.g) Wadaan ceel ku jirta ayadoo gacmaha la geynayo madaxa ka kor dawliska jiidid.
3
(f.mg) U b.: gacan, ul iwm ayadoo cid lagu cabsi gelinayo u taagid.
Is-rogga falkan

iyay, -isay