baduugan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baduugan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.
Is-rogga falkan
-gmay, -gantay; -gmi
baduugan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².
Is-rogga falkan
-gnaa, -gnayd