qaaraan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaaraan1
Magac labXoolo dad badan laga uruursho oo qof u baahan la siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah lagu fuliyo ama si kale oo samafal ah loo bixiyo.
Wadarta Magacan
-nno/-ammo, m.dh
qaaraan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU q.: xoolo dad badan ka ururin si qof u baahan loo siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah loogu fuliyo.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami