balag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
balag1
Magac lab1
Sixir meel la dhigo si qof meel dheer jiraa uu u yimaado barta sixirku yaallo.
2
Miraha yicibta, lebiga iwm oo curdan ah.
Wadarta Magacan
-gyo, m.dh
balag2
Magac dheddigBuuryo; beejo.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gyo, m.dh