Qaamuusle LogoQaamuusle

ballaq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ballaq1
Magac lab
la midka ah (ld):
balliqid
ballaq2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Albaab, dariishad iwm wada furid.
2
Arrin wax ka qabashadeeda cid u dhigid.
Tusaale
Maxamed arrinti wuxuu u ballaqay maxkamadda
Is-rogga falkan

-qay, -qday; -liqi