Qaamuusle LogoQaamuusle

deeg

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

deeg1
Magac lab
1
D. ah: qof wax lahaa oo faqriyey.
2
la midka ah (ld):
deegid
deeg2
Erey dareen
Istaag! ( fardaha ayaana loo adeegsadaa).
deeg3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof cayrtoobid.
2
Qoor kacsi dartiis la caatoobid.
3
Fardo fuulid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay