Qaamuusle LogoQaamuusle

dhaqanhabow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhaqanhabow1
Magac lab
1
Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela.
2
la midka ah (ld):
dhaqanhabaabid
dhaqanhabow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
Is-rogga falkan

-baabay, -baabtay; -baabi