Qaamuusle LogoQaamuusle

dhaqanwareeg

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhaqanwareeg1
Magac lab
Dhaqanguur. ld dhaqanwareegid.
dhaqanwareeg2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay