dhaqdhaq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaqdhaq1
Magac lab1
Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo.
2
Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray.
3
la midka ah (ld):
dhaqdhaqid
dhaqdhaq2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDhawr jeer biyo ku xalid.
Is-rogga falkan
-qay, -qday