Qaamuusle LogoQaamuusle

dhawriwaa

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhawriwaa1
Magac lab
1
Samir yari aan wax lala sugi karin.
2
la midka ah (ld):
dhawriwaayid
dhawriwaa2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax sugi kari waayid (cid).
Is-rogga falkan

-waayay, -wayday; -waayi