dhibib
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhibib1
Magac labla midka ah (ld):
dhibiib¹
dhibib2
Magac labDaawoXaalad daran oo si kedis ah qof ugu dhacda, sida badanna saameysa dhinac dhan oo jirka ka mid ah, waxaana keena dhiigga oo ka kala go'a qayb ka mid ah maskaxda.
dhibib3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadla midka ah (ld):
dhibiib²
Is-rogga falkan
-bay, -btay