Qaamuusle LogoQaamuusle

dhibiibtir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhibiibtir1
Magac lab
1
Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay.
2
la midka ah (ld):
dhibiibtirid
ld dhibibtir¹
dhibiibtir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay