Qaamuusle LogoQaamuusle

dhooban

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhooban1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax badan oo meel isugu urursan noqosho.
2
Wax salaaxmay noqosho (guri, xafiis iwm).
3
Wax waabaayo marsantahay noqosho (fallaar, gammuun iwm).
Is-rogga falkan

-bmay, -bantay; -bmi

dhooban2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax badan oo meel ku urursan ahaansho.
2
Wax salaaxan ahaansho (guri, xafiis iwm).
3
Wax waabaayo marsantahay ahaansho (fallaar, gammuun iwm).
Is-rogga falkan

-bnaa, -bnayd