Qaamuusle LogoQaamuusle

duljoog

Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo.
2
Hawl iwm iska dul taagnaan iyadoo aan wax laga qabaneyn.
3
Cid dhaqdhaqaaqeed ilaalin.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay