Qaamuusle LogoQaamuusle

duul

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

duul1
Magac labBaayoloji
Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, kaas oo ka kooban tiro sinjiyaddoodu ay isku egyihiin ama ay isku dhawyihiin.
duul2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Diyaarad, shimbir iwm hawada dhexdeeda marid.
2
Diyaarad iwm ku safrid.
Is-rogga falkan

-uulay, -uushay