Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fagan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax qodmay noqosho.
2
Wax duugoobay noqosho.
Is-rogga falkan
-gmay, -gantay; -gmi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fag
Magac dheddig shanqar-raac
2: fagaag
Magac lab
3: fagaaragee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: fagaarageyn
Magac faleed dheddig
5: fagaarayn
Magac faleed dheddig
6: fagaare
Magac lab
7: fagaaree
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
8: fagaas
Magac lab