fanqooq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fanqooq1
Magac lab1
Wax meel uu ku dhegganaa ka soo fuqay laakiin weli meel yar ka haysta.
2
Fadhi aan salka dhulka lagu hayn; kadalloob.
3
Wax meeshi ay saarnaayeen in yar kor uga kacay.
4
la midka ah (ld):
fanqooqid
fanqooq2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax meel ay saarnaayeen ama ku dhegganaayeen in yar kor uga kicid.
2
Kadalloob u fariisasho.
Is-rogga falkan
-qay, -qday