Qaamuusle LogoQaamuusle

garooc

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

garooc1
Magac lab
1
In yar oo wax is haysta laga gooyay.
2
Wax aan kaamil ahayn.
garooc2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax is haysta in yar ka goyn.
2
Wax, wax ka maqan ka dhigid.
Is-rogga falkan

-cay, -cday