Qaamuusle LogoQaamuusle

gooddi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gooddi1
Magac lab
1
Haddidaad.
2
(-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.
gooddi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/isay; -iyi