Qaamuusle LogoQaamuusle

goof

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

goof1
Magac lab
1
Beer gabowday oo aan badar ka baxayn.
2
Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen.
3
G. ah: god indhood oo ishii ka maqan.
4
G. ah: qof aan caqli badan lahayn.
Wadarta Magacan

-faf, m.l

goof2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax, waxtarkiisi gabay noqosho (beer, ceel iwm).gooni¹
Is-rogga falkan

-fay, -ftay