Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi.
2
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Halhays-ka)
Erey ama tix gaaban oo aan ulajeeddo lahayn oo qof ku soo daro hadalkiisa had iyo goor; aalaa inta maskaxdu hadalka isku duweyso baa la yiraahda oo lagu sii sugaa.