Qaamuusle LogoQaamuusle

hilibcune

Magac labCilmiga-naflayd
Xayawaan quuta cunto ka timid xayawaan. Hilib cunayaashul waxay leeyihiin ilko fiiqfiiqan oo si fiican u jar jari kara hilibka. Tusaale: libaaxa.
Wadarta Magacan

-nayaal, m.l/dh