qafil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qafil1
Magac lab1
Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel yar oo uu furaha galo leh, oo faseexadda albaabka, sanduuqa iwm lagu xiro.
2
la midka ah (ld):
qafilid
3
quful ¹, qunful¹.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
qafil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadAlbaab, sanduuq iwm faseexaddooda qafil ku xirid. ld quful², qunful².
Is-rogga falkan
-ilay, -ishay