hormar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hormar1
Magac labKoritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
hormar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ka soo horrayn.
2
Horay u socosho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay