kaamilan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kaamilan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la kaamilay noqosho. ld kammilan¹.
Is-rogga falkan
-lmay, -lantay; -lmi
kaamilan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la kaamilay ahaansho. ld kammilan².
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd