karuuran
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
karuuran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax meel tuurmay noqosho.
Is-rogga falkan
-rmay, -rantay; -rmi
karuuran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax meel tuuran ahaansho.
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd
karuuran3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCaano karuur noqosho.
Is-rogga falkan
-rmay, -rantay
karuuran4
Fal magudbe, isrogrogga 4aadCaano karuur ahaansho.
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd