kala hanqaaran
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kala-hanqaaran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax kala lumay oo aan dhammayn noqosho.
Is-rogga falkan
-rmay, -rantay; -rmi
kala-hanqaaran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax kala lumay oo aan dhammayn ahaansho.
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd