Qaamuusle LogoQaamuusle

koostik soodha

Magac dheddigKiimika
. Adke cad oo sayax-milme ah una habaysan duneed, ilays gudbintiisuna liidato. Milanka uu ku jiraa waa alkali xooggan waana gudbiye-milme.
Wadarta Magacan

Naatriyan haydarogsaydh