madaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
madaar1
Magac lab1
Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.
2
Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.
madaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn.
2
Xoolo ilmohooda u soo insaarixin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay