mayr
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mayr1
Magac dheddigCaws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.
mayr2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax biyo ku dhaqid.
2
U m.: cid u qubayn.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay