Qaamuusle LogoQaamuusle

miiq

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

miiq1
Magac lab
1
Liilan dun ah.
2
la midka ah (ld):
miiqid
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

miiq2
Magac lab
1
(c.nafl.) Dhisme kala jaadjaad ah oo duno oo kale ah oo laga helo jidhka xayawaanka, sida miiqyada muruqyada, miiqyada dareenwadka, ama miiqyo kollayiin.
2
(baay.) Unug dhireed dheeraaday oo gidaaradiisa ay adkaysay xabag ku dahaadhani.
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

miiq3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Suuf dun ka samayn.
2
Dun iwm caarad dhuuban u yeelid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday