Qaamuusle LogoQaamuusle

naadi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

naadi1
Magac lab
1
Rug dad isku dan ahi ku kulmaan.
2
Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.
Wadarta Magacan

-iyo/-iyaal, m.l/dh

naadi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid.
2
Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay