Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
nafjeclayso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Khatar u beerdhigeddeeda ka cabsasho.
2
Ka n.: wax nafac leh oo dad ka dhexeeya gaar u qaadasho.
3
Ka n.: saaxiib dhib kaga baxsasho danaysi dartii.
Is-rogga falkan
-stay, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: naf
Magac dheddig
2: nafac
Magac lab
3: nafaqadarro
Magac dheddig
4: nafaqaxumo
Magac dheddig
5: nafaqayn
Magac faleed dheddig
6: nafaqaysasho
Magac faleed dheddig
7: nafaqayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: nafaqee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad