Qaamuusle LogoQaamuusle

odayow

Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Da'weyn gaarid; waayeeloobid.
2
Waayoaragnimo yeelasho.
Is-rogga falkan

-oobay, -owday; -oobi