Qaamuusle LogoQaamuusle

oo

Xiriiriye
1
(nax.) Xiriiriye loo adeegsado in laysku xiro labo weer tabineed oo abyoon.
Tusaale
Cali waa nin wanaagsan oo deeqsi ah
Cali oo Xamar joogay ayaan la kulmay, adoo harsan waayay ma laguu soo harsaday?
2
(nax.) Xiriiriye isku xira laba fal oo isku mar la qabtay.